Qaranka online
Bogga hore/Home
Somali links Suugaanta Somali Album xiriir/contact

FAALLO: General John Abizaid VS. General Adolfo Graziani

Generaalka Talyaaniga Adolfo Graziani-1936 American General John P. Abizaid-2006

The land: same, the Agenda: same, but time is different

The Qaranka online
Ali E H Naleeye, Qaranka editor
Email: ahassannn@yahoo.com
2 Sept. 2007

Labada General oo siinaya waanadii ugu dambeeysay Askartooda: Geeska Afrika Maaha Meel Muufo Soomaali ama Canjeero Ethipiyaan lagu Dubo ee Waa: Blitz-Krieg Zone

Qarnigii ina dhaafay baa Generaalada Dagaalka ee Ingiriiska iyo Mareeykanka kula taliyeen Dawladahooda in Aduunka ay xukumi karto "Kaliyah" Dawladii gacanta ku haysa Golfiga Pershiyaan iyo Golfiga Adan ee Soomaaliya, sababtoo ah Golfiyadan waxay isku xiraan Qaaradaha Yurub, Africa & Asiya, Sadexdada Qaradood oo ah Sadexda Qaaradadoo oo leh Taariikhda Aadanaha oo 3 kun oo sano kor u dhaafeeysa, Sidaas darteed kudhawaad Hal Qarni baa Yurub iyo Mareeykanku Geeska Afrika ka wadaan siyaasada "Divide, weaken to rule": si aad u xukuntid marka hore isku dir kabacdina markeey islaayaan oo daciifaan bay nacayb ay isku qabaan bay adiga hub ay isku difaacaan kaaga baahan doonaan, markaasaa arimaha gaarkaa ka sameeysan doontaa.

Sidaan ayaa Dawladaha Reer Galbeed Taariikhda General Adolfo Graziaani u Qoreen:
[Adolfo Graziani] was born near Frosinone on August 11, 1882. He served in W.W. I and the colonies. He was a Major General by 1930. In 1935, he commanded the Italian Army Group advancing from Somalia to Ethiopia. In 1936, he was appointed the commanded Viceroy of Ethiopia and promoted Marshal on May 9, 1936. In 1939, he was named Chief of Staff of the Italian Armed Forces and in 1940 Commander of the Italian Forces in Libya. Relieved in 1941, he did not see any further action until Italy changed

sides in 1943."]

Sidaan ayaa Dawladaha Reer Galbeed Taariikha General John P. Abizaid u Qoreen:
On December 4, 2006 U.S. General John P. Abizaid flew to Adis Ababa and met with the Ethiopian P.M. Meles Zenawi to finalize the Go-ahead joint U.S.-Ethiopia military invasion in Somalia. On December 27, 2006 Ethiopia successfully completed its Somalia invasion

and occupied the entire nation.

On 8 March 2007 the U.S.’s Washington Post newspaper wrote General Abizaid's Military success in the the Horn of Africa: "A small number of U.S. Special Forces troops fought alongside Ethiopian troops in Somalia in December when they drove out a Somali extremist group that the U.S. has linked to al-Qaeda, according to a U.S. official who spoke on condition of anonymity because of the classified nature of the mission. The State Department has hired a major military contractor to help equip and provide logistical support to international peacekeepers in Somalia, giving the United States a significant role in the critical mission without assigning combat
forces."

And the London Guardian reported shortly afterwards (1/13/07) that an early December visit to Ethiopia by Centcom commander John Abizaid was the "final handshake" authorizing the invasion; "CIA paramilitary officers, Special Operations forces, Marine units and helicopter gunships" were engaged from the beginning (Weekly Standard, 1/29/07). The New York Times reported (2/23/07) that the Bush administration had decided in 2006 that "an incursion was the best option to dislodge the Islamists from power"; the article named names, revealing that both Abizaid and Negroponte directed crucial U.S. intelligence into Ethiopian hands. In other words, the invasion was plainly and undeniably a joint war. But as things went sour, the media became complicit in again covering up the U.S. role.

(The main question is can General Abizaid hold on Mogadishu and Somalia for two years as General Graziani ocuupied and held Adis

Ababa & Ethiopia 1935-36?)]

Su'aasha layswiidiiyayo waa General Abizaid Muqdisho iyo Soomaaliya ma xukumi doonaa labo sano sidii Generaal Graziani uu Adis

Ababa iyo Itoobiya 1935-36 u haystay?

Dawlada Talyaanigu waqtigaas wuxuu ahaa Fashist oo ahayd Siyaasad dunida aad looga necbaa, rumeeysneedna in Adanaha xoog lagu maamulo. Maanta Mareeykanka waa Gumeeysiga Daboolan "Coverted Power", oo rumeeysan in uu Dunida ka dhiso dawlado daba dhilif u ah oo asaga maahane aan cid kale u adeegin, haduusan taas helina ka baqaya in Dunidu Caro ay u qabto dambiyadii Mareeykanka ka galay dunida sida Hirooshiima inteey xoogeeystaan oo is bahaystaan (bimathal, Shiinaha, Ruushka iyo Germalka) ay ka aarsan doonaan oo burburin doonaan. Soomaaliya, Ciraaq, Afgaanistan wuxuu u burburinayaa si ku cabsiiyo kuna tuso Dawladahaan waa weyn sida hubkiisu uu u burburin doono hadeey isku dayaan in ay is bahaystaan oo xoog yeeshaan.

Waxaa Soomaali tiraa, Wale ninkii nooloow maxaa aragti kuu laaban! sidaa awgeed Wacdaraha aduunka in lala yaabo la yaab maleh!
Generaalkan Talyaaniga baa Muqdishu sanadkii 1935 ka kaxaystay askar Talyani iyo Soomaali iskugu jirta, sidaasna Adis Ababa Ethiopiya oo uu Talyaanigu Gumeeysi ku xukumiyay ilaa 1936, sida Maanta Generaalka Mareeykanka Abizaid Adis Ababa intuu tagay Adis Ababa Bishii Dizeembar 4, 2006 u soo kaxaystay Askar Mareeykan iyo Ethiopian iskugu jirta, sidaana Muqdishu Soomaaliya ku Qabsaday. Waxaa muhiim ah in laysweeydiiyo abeeyow General Abizaidn asna sida General Graziani uu labo sano u haystay Adis

Ababa, ma ku haykaraa askarta Ethiopiyaanka Muqdishu iyo Soomaaliya labo sano?

Taasu suurta gal uma eka oo hadaaba Shacabka Mareeykanka ka qeeylinayaan in laga soo qaado askarooda ciraaq oo Seneetka Mareeykanka oo leh awooda lagu fasaxo lacagaha dagaalada jaray dhaqaalihii lagu bixi lahaa dagaalka ciraaq. Mida kale Dagaal ooge Bush wax sanad ka yar baa xukunkiisi ka haray oo haweeyneeyda Jinifar Fraysar ayadana shaqada waa laga qaadi doonaa markii Bush

Aqalka Cas ka guuro.

Waxaa kaloo la yaab leh labad General siyaabaha ay kale oo ay iskaga midka yihiin!:
Labada General waxaa Amar siinayay Fashist Muusalini iyo Bush oo shacabkooda kalsooni yar ka haystay ayaa amar siinayay. Dariqii Talyaanigu dhisay oo Soomaali Galbeed dhexmara bay labduba isticmaaleen si askortooda ugu soo daad gureeyaan. Labaduba ineey Gumeeysi iyo kibir islaweeynina ku jiray waa cadeeysteen. labduba shacab masaakina oo waxba sameeyn ayeey laayeen si guulahaas ku gaaraan. Musolini Dalka Gariiga buu mar marsiyo beena ah ugu duulay, Bushna Ciraaq buu sabab been ah ugu duulay.

Waxaase Qosal leh waxyaalaha ay ku kala duwayihiin Mucaaradkii labada General. Boqorka mucaaradka Ethiopiya noqday Xeyle Salaase wuxuu u cararay hub culusna ka soo aruursaday dowladu Musalini iyo Talyaaniga necbaa: Ingiriiska iyo Mareeykanka. Halka Soomaalidii isku magacawday Barlamaanka Xortaa ee Soomaaliya oo mucaarad noqday gacanta ugu galeen Gumeeysigii Soomaaliya qabsaday maxaa yeelay ilaa 1990-adii Eriteriya dalka Ethiopiya bay ka mid ahayd. Ethiopiya iyo Eritereyaba kor Mareeykanka baa ka haysta, oo dowladah Masiixiga 500 sano baysan u ugalaanin badda Cas Red Sea oo Makka iyo Madiina ka soo horjeeda in Muslim xukumo. Nin Senator Mareeykan ah oo ah kuwa loo qeeybiyay Eritreya inay saxiib iskaga dhigaan ama la noqdaan ilaa Senatarida Mareeykanka dawladaha dunida waa loo qeeybshay inay la shaqeeyaan sida Senatorka Minasoota Mr. Cole iyo Senatoor Fin oo ka soo jeeda Gobolka Wiskonson loogu qeeybshay inay ka shaqeeyaan arimaha Dalka Soomaaliya baa yiri Itoobiya iyo Eritreya waa labo

dal oo Mareeykanka aad saaxiib ula ah.

  
Email: ahassannn@yahoo.com Ali E Hassan Qaranka online editor

The opinions contained in this article are solely those of the writer & doesn't represent Qaranka.com

Qaranka online

 
                       © 2006 QARANKA.COM | Design by Ali E H Naleeye