| Qaranka online Bogga hore/Home |
Somali links | Suugaanta | Somali Album | xiriir/contact |
|
Gabay:Isma Oga, Ismaciil Mire
Wuxuu yidhi:
Isma oga Ismiir iyo ninkii, ayro foofsadaye
Isma oga atoor qadow bartiyo, uubta loo qodaye
Isma oga aqoon xume dhergiyo, Meleg Arsaa'iile
Isma oga abeer qalableh iyo, inanka doonaaye Xigsho: Dollo.com Qaranka online |