Qaranka online
Bogga hore/Home
Somali links Suugaanta Somali Album xiriir/contact

Soomaalida oo noqotay Jebsi Maan daran oo aan Dalkoodii Rabin Nimankii waa Booy Naagihiina waa booyaaso

The Qaranka online
Qalinkii G/sare-Eng C/kariim Jiirow Sharmarke
5 Aug. 2010


Ciidamada Itoobiya oo Cabdulahi Yuusuf iyo Geedi iyo
Xuseen Caydiid keeneen Caasimada Soomaaliya Muqdishu 2007

Macayguu waa C/kariin Jiiro Sharmarke waxaan ku noolahay Washinton Mareekanka waxaan salaamaya Ummadda Somaalida meelkastoo joogto ee salaan ka dib, waxaan rabaa in aan umada u sheego in niman siyaasiyeen ah oo somaali ah ee waashinton ku arken 1992 Cabdilmajeed oo ahaa wasiirkii arimaha dibada ee etoobiya oo ah soomaalida ku nool ethoobiya isagu waa isaaq hooyadiina waa shiiqaal wuxuuna ku jiray dadkii aan soomaali ku soo dhaweynay isaga iyo melesba si gooni ahna soomaalida uga abaal sheegan jiray wuxuuna u sheegay siyaasiintaas iney isku tanasulaan waayo waxaa soo socota in gobol gobol soomaaliya laa qeeybiyo qolo kasta la yiraah calan sameyso gobolba gobolkale col looga dhigo oo ay dab kala qaadan tareena loo sameeyo woqooyi iyo kismaayo oo sahleysa in ciidamo degdeg uu tareenku soo qaadi karo si soomaaliya gacanta looga dhigo hadaba gobolada waqooye iyo bari oo si toos ah amar uga qaata mala sanaawi ha ogaadaan shacabka Somali galbeed iney ku qaadatay lixdan sano oo halgan ah welina uu dagaalkood socda sidaas oo kale ayaa niman dalaalin ah ee gobolka ogadeen waxay dhihi jireen ethoopia noo fiican soomaalida waxay ku maah maahda nin kaa xoogbadan xoolahaaga ha ku darsan.faroole iyo siilaanyo waa nimankii waxkubartay canshuurta habarta yaanyada qadaysey shalay caydh bay ka qaadan jireen london iyo Australia waana 70 jir labadooda wayna idiin katagayaan, midka uurka ku jira in uu idiin xoraydoono ku talagala marka dhulka laydiin ka qaato,qaxooti tigreey ah marka uu ku dhasho mabixin kartid.

Jebsi waa dad ku nool yurub dagaalkii 2aad ee dunida ayaa dhulkoodii la qaatay oo qaxooti ayey noqdeen naagahu waa tuugu iyo booyaaso ninmankuna waa alcoholic iyaga oo cabsan ayey dariiqyada yaalaan, marka danbi dhaco oo qof lawaayo iyaga ayaa boolisku is ka xiraan waana sida hada ey soomaildu tahay

Waxaan soo maray yurub,carabta ,austaralia,kanada, marykanka,Dadkii qurbaha joogay nimankii waa booy naagihiina waa booyaaso waxaa in taa ka daran dadka qaata caydh waa tuugsi ama dawarsi waxaa lasiiyaa dadka madaxa ka jiran ama qaxootiga ah oo aan luuqada aqoon si ey ugu noolaadaan qofkii sidaas u tuugsaday ayaa intay masar ama dubay tagaan hotel ijaarta oo dhahaya waan raaxaysanayaa oo waalidkeed baahanyahay gaar ahaan yurub oo ciyaalkii lumen iydauna ninkii cayrisay dhulna malaha oo waa Jebsi.95%dadka qurbaha jooga hatirsanina yey buufis idiin ku ridin ,hadana caydhii waa la jarayaa oo marykanku oo lacag siiya yurub waxay yiraadeen dadkan caydha qaata u sameeya card oo masawirkiisa ku dhagan yahay iyo fartiisa lacag danbe oo cadaan ah arki maayaan ee sidaas ha ogaadeen reer yurub.5%ayaa ka roon oo waliba ey badan yihiin ragii iyaga waqtiku saaciday oo iyaga jaamiciin ah yimid wadanka oo waxbarshadoodii sii watay waana ninmanka raba in ey noqdaan oowadanka wax u taraan in ta kale hatirsanina dadkii fiicnaa waa dadka wadanka ku haray wiilka ama gabdha joogta soomalya ayaa mustaqbal leh.

Xalka soomaliya waa sahlan yahay moddo 60 cisho gudahooda ah ayaa nabadlooga dhigi karaa haddii lahelo 2 sharuudood. 1. In ciidamada ajnabiga ah wadanka ka baxo dhamaan

2.In marykanku arrinta soomaliya daacad ka noqdo oo dadkii wax uqaban lahaa la shiro isagoo iska iloobaya hogaamiye kooxeed, waxii dan ah ee marykan ka leeyahay somaliya waan fulinaynaa..Lix wiil oo madax ka ah uruka somalida ee Washington hadii laydiin soo diro arrintiina dhan bay u dhacaysaa 60 cisho gudahooda nabad bad halaysaan.

Waxaa amaan gaar ah mudan websidka Dayniile oo Arrintan Suuragaliyey,fadlan wixii tallo ah ku sooqora Dayniile.iyo Emilkan. Walaahu aclam. Sharmarke95@hotmail.com

Qaranka online

 
                        © 2006 QARANKA.COM | Design by Ali E H Naleeye