| Qaranka online Bogga hore/Home |
Somali links | Suugaanta | Somali Album | xiriir/contact |
Cabdulaahi Yuusuf Axmed! Mujirim La Layeehay Madaxweyne!
The Qaranka online
Tii dhashay isaga haday ogaan lahayd maalin maalmaha ka mid ah inuu buulkeeda iyo dalkeedaba dab qabadsiin doono, habeenkay dhashay bay waraabaha u tuuri lahayd, ka ciyayay meelahaas baadiyaha ahaa ee ay ku dhashay.
Ma filayo khaa,in dal oo kan ka weyn inuu ku jiro siyaasada Somaliya, marka dhinac laga eego ninkan, waxaa lagu tilmaami karaa siyaasiga ugu wayn ee ku dhex jira Umada Soomaaliyeed.
1977kii, Isaga iyo rag badan oo uu ka mid ahaa Cirro ayaa khiyaamo kula dhex jiray ciidamada isla markaasna waxay hubka raashinka iyo daawooyinka ku dari jireen wabiga. Waxa uu ninkaasi saas u samayn jiray waxay ahayd caqli gaabni uusan ka caqli waynayn gabar 9 jir ah, balse isaga hadafkiisu wuxuu ahaa inuu darajo iyo magac kaga helo Maxamed Siyaad.
Ninkan Cabdullahu Yuusuf waa ninka kaliyah ee sadexdii Dawladood ee Geeska Afrika , Kenya , Itoobiya, Somaliya, ay ku tuureen xabsiyadooda. Somaliya wuxuu mudo 6 sano ah u xidhnaa Maxamed Siyaad, saddex weekna u xidhnaa Kenya , lix sanana u xidhnaa Itoobiya.
Cabdullahi Yuusuf maskaxda ku jirta waa mida riyaha oo kale, umada ma dhexsocdeen ee wuxuu ogyahay in Soomaalidu yihiin dad liita, oo maanta ku sugan heerarka kan ugu hooseeya.
Mujirim la leeyahay Oday?
Goormay Odaytinimo noqotay khiyaanada aad dalkaaga iibsato?
Majeerteen markii horaba qiimo aydu lahaydeen baa iska yaraa oo wax aad qiimaynaysaan oo agtiina wax ka jooga dulinimada iyo daanyeernimada mooyee?
Dhurwaagi ugu waynaa siyaasiyiinta saxaroobay ee Soomaaliyeedba haduu yahay Oday iyo Madaxweyn, waa waxa Ilaahay u duleeyay Soomaali.
TolaŽay oo Tol beelay! Awood aan kusoo qabto ayuun baanan lahayn ee Mujrimkaas oo kale wuxuu mudnaa inuu maanta labada gacmood iyo labada lugood ee xun xun ka katiinadaysnaado oo uu xabsigii Gaalshire ku googoŽo.
Dhinaca kale, reerka Majeerteenka la yidhaah dhibaatada Somaliya aad iyo aad ayeey uga dhex muuqdaan, Hawiye Isbaaro ha iska dhigto oo Qaranimo Soomaaliyeed haka door bido Isbaaro uu laami dhigto, hadana iyaga Soomalinimadii uun baa ku jirtaa, oo waa kuwan isu bahaystay Maxkamada, Al-Shabaab iyo wixii la mid ah, lana dagaalamay cadawga dalkooda kusoo duulay.
Majeerteen iyagu waxay iibsadeen dhulkii Soomaaliyeed, waxay usoo horseedeen in uu Taangi Amxaar soo galo Muqdisho iyo Baydhabo oo ah meesha laga xukumo Somaliya oo dhan.
Majeerteenaw aad iyo aad baa lagaaga cabaaday oo Soomaalidu qabiil walba oo ay leedahay gees ka gees waxaa jira eedo iyo waxyaalo tirabadan oo lagaa tirsanayo, waxayna u badan yihiin afkaarahaas foosha xun ee laga qabo lagaana arkay, taariikhna aad u leedahay.
Majeerteen soomaaha ninka meeshan dhigay Soomaali?!
Maxamed Siyaad oo daacad umadda u ahaa oo ushiisi yarayd intuu iska qaato iska girifgirif odhan jiray, oo waxa ugu wayn ee hayaa uu ahaa cilmi darro, kuwa uu ka shaqaysan waayay ee geed walba u galay oo inuu sigaar uun cabo oo uu Kafee uun isku waalo iyo in Dawladnimadii Umada Soomaliyeed dadkeedi cadawga gacanta uga galay in laga difaaco midka keenay soow adiga maaha?!
Maxamed Siyaadka dhani inuu ahaa nin uu Ilaahay usoo diray Soomaaliya inuu xukunka Majeerteen ka badbaadiyo miyaydaan ogeen Majeerteenaw? Khudbad kasta oo uu jeedin jiray Maxamed Siyaad, iimaan laawihii uu sheegi jiray soo Majeerteen ma ahayn?
Kuwaasi soo ma aha kuwo Soomaalinimadii ka doortay qabiilka yar ee Majeerteen? Waa kuwo uu Ilaahay iimaankii ka qaaday oo haday ogyihiin dhibka ay Soomaali u horseedeen iyo dhibka ay iyagu isu gaysteen, mala maalin may joogeen dhulka, ee mala waabay haajiri lahaayeen.
Kuwaasi waa dad ay Soomaalinimadu ku yar tahay oo ay ku wayn tahay qab xun oo aakharo iyo aduunba seejiyay oo waxaa ku wayn qabiilka ay u dhasheen ee Majeerteen ah.
Majeerteenku waa kuwo booliska Soomaaliyeed iyo Dawlada Soomaliyeed qabiilka iyo eexada ku maamulaya, waxayna isu haystaan inay iyagu yihiin dhiiga dhabta ee Soomaali wax ka noqon kara, waxay kaloo aaminsan yihiin inay iyagu xaq u yeesheen maamulka Somaliya.
Reerka Soomaaliyeed ee Majeerteen waa reer aan inaba dan ka lahayn dal, dadnimo, sharaf, Dawladnimo iyo wax kale toona.
Talo aan ujeedinayo Cabdullahi Yuusuf Axmed.
Bal yaa ii sheegi kara goorta qof Soomaaliyeed qabiilkaas baan ahay lagu xukumi jiray? Waa goorma goortaasi?
Maxamed Siyaadku wuxuu ina leeyahay aniga inqilaabkaygi ciidamo badan oo Afrikan ah ayaa igala qayb galay, oo naftayda ayaan ku khamaaray, khamaarkiina waa ii suurto galay. Bal adigu Majeerteen baan ahay mooye, shahaadaada iyo sifahaaga kale ee aad u wadato ee aad rabto inaad umad Soomaaliyeed ku xukunta waa tee?
Ma Puntland baan soo xukumi jiray baa? Oo maxaa iga galay hadaad maamulka reerkaaga soo xukumi jirtay.
Ma 50 sano ayaan xukun usoo dagaalamayay baa? Oo maxaa iga galay hadaad xukun usoo dagaalamaysay.
Bal noo sheeg sida aanu kugu hoos nimaano oo aad ku hindistay inaanu kugu hoos nimaano ileen maanta waa loo baahan yahay qof ina maamula oo aan hoos nimaano oo kaalintaas muhiimka ah qabta?
Haa! Hadii aad ahaan lahayd nin cilmi sare leh oo wax ka yaqaan maamul, oo busaarad, diifta, maamul la,aanta cabsida iyo geerida ummada Soomaaliyeed maanta saaran ayaan idinka dul qaadi karaa oo maamul heersare ah ayaan inii dhisaya, hadii aad arrintaas la rabtay Somaliya, su,aashu waxay tahay, qof qof kale ma noqon karaa? Oo ma wax aadan ahayn baa la noqdaa?
Hadaba hadaan runta kuu sheego waxaad tahay nin aan maamul waxba ka aqoon, Cali Mahdigii ganacsadaha iska ahaa ayaaba ku dhaamay walaahay, ee madaxweynaha isu magaacabay 1991!
Bal marka is waydii, Soomaali kumanaan adiga kaa garasho fiican, kaa aqoon badan, kaa wadanisan, kaa aragti fiican, kaa cilmi badan, nadiif ah oo aan dambi galin, dadkoodana aan xasuuqin, dagaal wadena (warlord) aan noqon.
Cabdilaahi Yuusufaw miyaadan wadaniyadi kugu jirin? Maxaad ka qabanaysaa meesha? Miyaad isku ilawday kursiga uu Itoobiyaanku ku saaray, iyo talo xumada reerkaaga? Soo inaad xisaabtanto maaha? Ma qof Soomaaliyeed oo sifooyin kan aan soo sheegay ka madhan oo adiga %500 ku dhaama ayaad is leedahay wuu ku hoos imaanaya? Wali ma waxaad ku jirtaa riyadaadi ahayd riyo maalin caday?
Bal tasho oo waxaad usoo noqotaa aakhiradaada iyo aduunkaagaba oo mar hadii ay hawadaadi ilaa xad ay ku meel martay, laakiin sidii aad rabtay ee aad daba joogtay raadkii Maxamed Siyaad inaad Soomaali 21 sano xukunto aysan kuu suurto gali doonin waa inaad tashataa!
Iskada inay Soomaalidu kuu heesto sidii Macalin Siyaad Bare, adigu gurigaagi Muqdisho ee Villa Somaliya ayaad nabad ku joogi la,dahay oo Taangiga Itoobiyaanka ku hoos jirta, waxaad tahay Madaxweynaha aduunka ugu nasiibka xun leh ee markuu caasimada kasii baxayo, iyo markuu soo galayaba madaafiic iyo gantaalo lagu weeraro, dirqina lagugu badbaadiyo. War tasho intaan Soomaali kugu kicin, maxkamdna lagu saarin danbiyadii aad ka gashay umada Soomaliyed awgeed.
by Abdikarim Ahmed Huseen
Qaranka online
|