| Qaranka. com Bogga hore/Home |
Somali links | Suugaanta | Muqdishu video | xiriir/contact |
|
MOHAMUD SALAD,
RALEIGH,NC.USA Seddex nin oo aarsi ku heshiiyey • Meles • Bush • Yusuf Meles waaa maxay danta uu ka leeyahay Somalia Run ahaantii waxaa la ogyahay sababta isku keentay saddexdaas nin,ninba in uu leeyahay u jeeddo u gaar ah, dad badan ayaan ogeyn hadaad weydiisana kuugu sheegaya siyaabo kala duwan.
waxaan idiin sheegayaa danta uu Meles uu ka leeyahay Somalia in aytahay saddex waxyaalood oo kala ah:- 2. Meles waxaa uu aamin sanyahay in somaaliya tiradeedu gaarayso 7milyan oo qof waxaa uuna rabaa in uu isku diro inta hartayna uu is daba dhigo si uu u hanto dhulka dahan ee soomaliyeed ee bad iyo bariba leh (Virgin land). 3. Meles waxaa kale uu bilaabay in uu ugaarsado Saraakiisha/Aqoonyahanka/iyo Culmaa-udiin, waayo waxaa uu rabaa in uu san harin nin sargaal ah oo qiimo leh waxaa kale uu rabaa in uusan harin wadaad wax u sheegi kara bulshada Muslimka ah si aan loo iloobin cabsida alle.
Bush, waa maxay danta uu ka leeyahay Soomalia? 4. Waxaa kale uu doonayaa maadaama Somalia ay tahay dalka labaad oo ugu xeebta dheer Africa in uu Ethiopia ku wareejiyo xeebaha Soomaliyeed iyo dhul Soomalia leedahay, Taasna waxaa u daliil ah Ethiopia maraakiib waaweyn ayey soo iibsatay waana kuwii south Koria ka keenay hubka iyo saanadaha kale, waxaa kale daliil ah haweenayda u qaabilsan arimaha Africa markii ay tiri waxaa aan la-yaabanahay 70 milyan oo aan waxbad ah laheyn iyo 7 milyan oo leh xeebta labad ee ugu dheer africa taas xaq ma ahan waa in xeebaha wax laga siiyaa 70 tanka milyan.
Yusuf,waa maxay danta uu leehay? 2. Waxaa kale oo taas u dheer qorshaha guracan ee Coll.Yusuf in xeebihii Soomalia oo dhan reer Puntland ay kireysteen oo maata 5 kun MARKAB ka badan laga kiraystay xeebihii soomalia si ay ula baxaan kheyraadkii badda ku jira ku duugaan haraadiga sunta nukliyerka ayaguna lacagta ka qaataan. 3. Waxaa kale oo jira Coll.Yusuf in Duqowda reer Mogadishu ay u tageen kuna yiraahdeen dagaal xal ma ahana ee dagaalka jooji, isaguna uu ku yiri halkaan uma imaan in aan dagaalka joojiyo , taas micnaheedu waxaa weeye in uu mogadishu dhulka geliyo markaas kadibna uu yiraa meeshaan caasimad ma noqon karto ee ha naloo wareejiyo BOOSAASO. 4. Coll.Yusuf waxaa ka go’an inuu ka aarsado reer muqadisho horay ayuuna ugu dhaartay in mogadishow laga qixidoono waana laga qaxay. Marka akhristow waxaa iga su-aal ah intee in la eg ayaa Coll.Yusuf uu taangi Tigree ku dhexjiri kara? mase kula tahay soomalia in qorey caaradiis lagu maamuli karo, Caawo waxaa aan halkaan u fadhiyaa Coll.Yusuf nabadii rarye meesha uu kufuro ayaan sugin, waxaa odayaashii hore ka maqlijiray NABADII WAA CIRBAD CEEL KU DHACDAY COLL.YUSUF AYAANA KURIDAY.
Marka Soomaliyey waxaan idin sheegayaa in aad maanta iska ilowdaan wixii xurguf ah oo idin dhexmaray oo aad iska ilowdaan kan ayaa reer hebel ah kan ayaa reer qurac ah, waa in aad u soojeesataan DIFAACA DALKIINA IYO DIINTIINA.
WABILLAHI TOWFIQ.
Qaranka online
Seddex nin oo aarsi ku heshiiyey
Contact Qaranka.com Email: ahassannn@yahoo.com |