Qaranka online
Bogga hore/Home
Somali links Suugaanta Somali Album xiriir/contact

Kusoo dhowow Albumka Soomaalida Bogga 5aad

     Soomaaliyeey Tosoo isku Tiirsanaada Hadba Kiina Taag Darana Taageera Waligiin
        Sidii Falasdiin & Kurdiga baa Soomaaliya laydinka Qaatay ee Cadowga iska Caabiya   
Dukaan Harqaan, Barwaaqada iyo Hawada macaan Xamar waxay caan ku tahay
Dukaamada dharka lagu tulo, Markeey Soomaalida Xamar tagaan Dukaamada
dharka Tola ayaa lageeyaa si dhar cusub loogu iibiyo/A Somali tailor shop
       
Dagaal iyo Naar oogayaasha Inkaarta Qaxootigaan baa ku dhacday
Soomaali Baantu iyo Islaan Reer Xamar oo Dagaaloogayadu
Qaxooti ahaan kaga ceeyriyeen dalkoodi oo meesheey Somali Airlines Dunida
Dalxiis ugu tagi lahaayeen diyaarada Qaxootiga qaada ka raacay/war-torn Somali
Bantu and a Banadir woman waiting to be airlifted to their adapted new country
  
Somali Airlines
  
Magaalada Kuuntawaareey/Beautiful Kuuntawarey hat houses   
Nimanka Geedaha Soomaaliya dhuxuleey dhoofsadaan ugu jara oo laga cabsi qabo in
dalka Saxaarad ay ka dhigaan Cutting trees to make coal for Export could make Somalia
                                      a desert given the long absence of Central Government
Dudumo/A high-rising Ants' house Made from sand by Soomaali Ants   
Ugaarta/Sagaaro Soomaalida/Somali Dheer   
Xiligii ay Jabuuti Gumeeysi Faransiis ku jirtay   
Aqal Soomaali oo ay ka muuqato barakaca Dagaalada Sokeey
Improvised Somali nomad house in civil-war time
  
Haan Soomaali/Handwoven Somali Nomad water Container   
Cusbo Xeebaha Xamar laga soo guray /Harvesting salt for sale near Mogadishu   
Geelu waa Xoolaha Soomaalida dhaqato xoolaha ugu qiima
badan/Camel is Somalia's main Lives stock & commerially valuable
  
Ardo Gobol Soomaaliya wax ku baranaysa / Somali regional Students in School
  
Bartamaha Muqdishu/City Center Muqadishu   
Furdada Mugadisho/Xamar The Mogadisho International Port-Somalia   
Xeebta Sugunto Liido-Xamar/Secondo Lido Golden Beach Beach front, Mogadishu
                                         that almost runs to the center of Moqadishu   
  
  
Muqdishou Jubba Hotel   
Jid Bacaad ah ee Xaafad Xamar dhexmara/Unpaved Mogadishu village street   
Dagaaloogayaal/A World-wide known Southeren and Central Somali Warlords
that because of their hunger of dollars and ill-educated sold out their country
  
Suuqa Jilib/Jilib city Market, Southern Somalia   
dhulka Soomaalida wuxuu leeyahay Geedo
ubax dhala oo aan la talaalin /Red Roses Somali tree
  
Buuraha aad u qurux badan oo u eg meelaha aduunka loo dalxiis tago ee Xeebta
The beauty of Seyla Awdal coast, that can be an attractive turist-heaven in the
                                         the future, Northeast East   
Mid ka mid ah Xaafadaha Xamar/One of Mogadishu's counties      
Waxaa la yiri ninkii wadaniya marka Gumeeysiga lala dirirayo buu dadka ka soo dhexbaxaa
ragan oo goaansaday ineey caruurtooda iyo waalidkood iyo Naftoodaba ugu huraan dalkooda
si ay cadowga Soomaalida oo xeebta ku qubaya Sunta Niyuklaarka sida tii Hiroshima
oo Soomaalidoo dhan layn karta inkastoo Gumeeysiga dunida ugu sheekeeyo iney yihiin Teraristi
/These are Somali Heroes protecting the Somalia coast from ships dumping Nuclear wastes
in the unpoliced Somalia territorial coast, given the absence of government in Somalia, though
undrestandbly, they are called Pirates and terrorists by nations that have interest in Somalia
  
Booqo/Visit :

.Albuumka Kowaad/ Album 1

.Albuumka Labaad/ Album 2

.Albuumka Sadexaad/ Album 3

.Albuumka Afaraad/ Album 4

Qaranka online
News & Information about Somalia

Sawirada oo dhan waa Soomaali Soomaalida oo dhan baa leh/ All pictures are Somali pictures
 
                       © 2006 QARANKA.COM | Design by Ali E H Naleeye