Qaranka online
Bogga hore/Home
Somali links Suugaanta Somali Album xiriir/contact

Kusoo dhowow Albumka Soomaalida Bogga 4aad

     Soomaaliyeey Tosoo isku Tiirsanaada Hadba Kiina Taag Darana Taageera Waligiin
        Sidii Falasdiin & Kurdiga baa Soomaaliya laydinka Qaatay ee Cadowga iska Caabiya   


  
Boqoradii Hatesheput ee dalka Masar xukumi jirtay 3500 oo sano ka hor baa Luubaan
Qabrigeeda la dhigo Soomaaliya oo la dhihi jiray Bunti u soo raadsatay hase yeshee
markeey laabaneysay bay Sawirkan Soomaaliya ku hilmaantay, sida dadka oo dhan
markay dhoofayaan wax un hilmaamaan-3500 years ago Egyptian Queen Hatesheput
Somaliathen know as Punt looking (Foox)scents to be put at her Grave however, when
she wasreturning to Egypt as people often do, she forgot two stamps including this one
  
Muuseeyga Qaranka ee Dalka Spain baa sanadkii 1977 ku soo daray
Muuseeyga Sawiro farasyo badan oo Soomaaliya oo ay labadaan ka mid
yihiin. Faraskan Soomaali wuxuu ku guuleeystay tartanka Fardaha ee Spain
In 1977 Spain's National Museum has added its display several Somali horses
                                         including these two (Sidaan buu Museygo u qoray:
Garbo (Orive/Baldosa) x Abisinia II (Malvito/Somalia) 1977 Spanish National
                                              Champion Stallion)
  
Bartamha Muqdishu(Xamar)/Italian built Arc of Mogadishu-City Center   
Hablaha Ciyaaraha ee Koonfur Soomaaliya/ Southern Somalia National Folklore Dancers   
Goodir iyo Gari oo daaqaya miyiga Soomaliya/Somali Moose & Giraffe grazing
  
  
Doofaarada Soomaalida oo duur jir ah oo Geel hormaraya
Wild Somali Hogs passing by near Camel
  
Mukulaasha Soomaalida oo Culimada cilmiga Xoolaha barata ay ku magacaabaan
RUDI oo aduunka aad iyo aad Caan uga ah-this is World reknown Somali Cat "Rudy"
    
Dagaalad Soomaaliya oo Qoys ku qasbay iney dameer ku safraan
As a result of the long instability in Somalia, a family travels on a donkey
>   
Guri aan Geed Hindi Mogadishu ku oolin wuu yaryahay-Geedkaan cuduro badan
buu daawo u yahay waana la harsadaa, Dhibaatada Xamar ka jirta waa lagu
hilmaamaa marki la hoos fariisto-This Hindi Somali Tree is found nearly in every
house in Mogadisho, besides being used for shade, it's said the tree cures
                                                many ills including stress   
Foof ama Tiro Geela/Camel   
Dhulka Soomaalida laga arkayo meesha geedo ama naq leh iyo dhulka naqo ku leh      
Waxaa la yiri ninkii wadaniya marka Gumeeysiga lala dirirayo buu dadka ka soo dhexbaa
ragan oo goaansaday ineey caruurtooda iyo waalidkood iyo Naftoodaba ugu huraan dalkooda
si ay cadowga Soomaalida oo xeebta ku qubaya Sunta Niyuklaarka sida tii Hiroshima
oo Soomaalidoo dhan layn karta inkastoo Gumeeysiga dunida ugu sheekeeyo iney yihiin Teraristi
/These are Somali Heroes protecting the Somalia coast from ships dumping Nuclear wastes
in the unpoliced Somalia territorial coast, given the absence of government in Somalia, though
undrestandbly, they are called Pirates and terrorists by nations that have interest in Somalia
  
Beeraha Mooska ee Afgooye/Banana farms Afgooye   
Cusbo Xeebaha Xamar laga guray si loo iibiyo/Harvesting salt near Mogadishu   
Aleesha Xeebaha Soomaaliya Aduunka, aleesha guryaha iyo dukaamada
                                                ayaa lagu qurxiyaa /Somali Seashells   
Lo' Xareed biyo ka cabtay/Somali cattle leaving after drinking water
  
Dibi suuq loo iibgeeynayo/A cow carried to a market for sale   
Shirkolo Liugi di Savoia Muqdishu oo 1969 dhowr usbuuc ka hor intaanan askarigii
Siyaad Bare Xamar Qori Caaradiis ku Qabsan oo cid Talyaani ku Ciidayaan /Italians
celeberating Circolo Savoia Muqdishu 1969 weeks before General Siad Barre led a
                                          Military Coup takeover in the city   
Booqo/Visit :

.Albuumka Kowaad/ Album 1

.Albuumka Labaad/ Album 2

.Albuumka Sadexaad/ Album 3

.Albuumka Shanaad/ Album 5

Qaranka online
News & Information about Somalia

Sawirada oo dhan waa Soomaali Soomaalida oo dhan baa leh/ All pictures are Somali pictures
 
                       © 2006 QARANKA.COM | Design by Ali E H Naleeye