Aqal Qoys Reer Miyi ah Dhisteen/Somali Nomad House
  
Hablaha Soomaalida oo badar Mooye iyo Kal ku
tumaya/ Grinding Grain with handmade Somali
Mooye (the base a tree curved like bowl and
tall bar of wood as this picture instead of
grinding it in a machine) more so in rural
area
  
Ari Soomaali oo geed harsanaya
  
Magaalada Boosaaso
  
Traditional Somali Girl
  
Maxkamad Goboleed Soomaaliya: Odayaal Soomaaliya oo laga sugayo iney Go'aan
maxkamadeed geed hoostiis xal uga gaaraan Traditional Regional tribal chiefs
                                                Courts deliberating a Decision on a high priority case
  
nin wiilkiisu soo dhawaynayo oo shaqo ka yimid A father is welcomed by a son after work
  
Qoys reer miyi ah oo magaalo ka soo adeegteen A Somali family returning to the country after shopping in the city
  
Ceel Biyaha laga dhaansado A traditional Somali waterwell
    
Dagaalad Soomaaliya oo Qoys ku qasbay iney dameer ku safraan As a result of the long instability in Somalia, a family travels on a donkey
  
Reer Soomaaliya oo dagaaladu wax yeeleyeen A Somali family affected by the continous instability
  
Qoys miyiga ku guuraya/travelling in the country
  
Waxaa la yiri ninkii wadaniya marka Gumeeysiga lala dirirayo buu dadka ka soo dhexbaxaa
ragan oo goaansaday ineey caruurtooda iyo waalidkood iyo Naftoodaba ugu huraan dalkooda
si ay cadowga Soomaalida oo xeebta ku qubaya Sunta Niyuklaarka sida tii Hiroshiima
oo Soomaalidoo dhan layn karta inkastoo Gumeeysiga dunida ugu sheekeeyo iney yihiin Teraristi
/These are Somali Heroes protecting the Somalia coast from ships dumping
Nuclear wastes in the Somalia territorial coast, given the absence of government in Somalia, though
undrestandbly, they are called Pirates and terrorists by nations that have interest in Somalia
  
Goronyada Soomaalida/Ostriches are Somalia's most famous birds
  
Gabar yar oo Dhiisha Caanaha & Dambiil Soomaali wadata (tuulo xamar u dhow)
A young Somali lady carrying traditional handy woven Somali milk Jar and
                                             basket at a village near Mogadishu
  
Idaha Soomaalida waxaa lagu yaqaan Madaxa Madow
  
Riyaha Soomaalya/Somalia Goats
  
Labo nin oo Ari jar ah kala iibsanaya/ Two Somali sheep traders
  
Jaziirada Jazira Island
  
Magaalada Eyl waa magaalo Taariikhiya oo ku taal Xeebta u Dhexeeysa Bosaaso iyo
Hobyo /The Coastal city of Eyl-Puntland located between Bossaso and Hobyo
  
Magaalada Baidao oo Beeraha ku wanaagsan/Baidoa City-A farming city Southwest
  
Geel dibadda iib loogu dhoofinayo laga yaaba magaalada Berbera Somaliland Camel exported at probably Berbera Somaliland port and probably to Saudi Arabia
  
Dad isku soo baxay magaalada Muqdisho/ Somalis Gathering in Mogadisho