Qaranka online
Bogga hore/Home
Somali links Suugaanta Somali Album xiriir/contact
Kusoo dhowow Albumka Soomaalida Bogga Labaad

     Soomaaliyeey Tosoo isku Tiirsanaada Hadba Kiina Taag Darana Taageera Waligiin
       Sidii Falasdiin & Kurdiga baa Soomaaliya laydinka Qaatay ee Cadowga iska Caabiya   
Raisul Wasaarihii ugu dambeeyay ee Qof walboo Soomaaliya doortay si ay u dhalato
Dawlad dalka cadowgiisa sida Itoobiya ka difaacda Soomaalidana cadaalad ku
maamusha- oo RW u doorteen -Maxamed Ibraahim Cigaal oo iminka Washington
DC Aqalka Cas (White House) 1968 la taagan Mad. Mareeykanka xiligaas oo Dalalka
Afrika badanaa Gumeeysi ku jireen Lyndon B. Johnson / U.S. President B. Johnson
                                       and Somali Prime Minister Egal at White Hous Press Conference 1968
  




  
Hargeisa waa Magaalo Madaxda Soomaaliland-Hargeisa waa Magaalada labaad ee
ugu weeyn Soomaaliya, waxayna caan ku tahay Suugaanta, Hidaha, iyo Dhaqanka
Hargeisa the Capital of Somaliland is the second largest Somali city and plays a
                                            
prominant role in Somali History, Culture, Education & Heritage
Mogadishu (Xamar) Caasimada Somalia waxaa dunidu tiraa waxay ka mid tahay
magaalayaasha dunida kuwa ugu qurxoon/the capital of Somalia- Pearl of Africa
- It's said that historical Mogadishu is one of the most beautiful cities in the world
     
Sheikh Madar- ninka Shaatiga madow gashan waa Soomaaligii ugu horeeyay ee
daga Hargeisa /Sheikh Madar dressed in Black is the first Somali man to settle Hargeisa
  
  
Dagaaloogayaal/A World-wide known Southeren and Central Somali Warlords
that because of their hunger of dollars and ill-educated sold out their country
  
Wiilal Qaxooti Soomaaliya oo guri ka dhigtay mid ka mida Safaradihii Soomaalida
ee Aduunka, Dhalinyarada Dhaqaale yari, Jiif iyo Nadaafad xumo baa ugu daran
dhibaatada haysata/ Somali Refugees abroad improvising to live one of the closed
                                         Somali Embassies abroad, improvised by Somali
Wiil Lo' Raacaya/Somali boy grazing Cattle, the backbone of Somalia's livestock   
Wabiga Shabeele/the Shabelle River, one of the two main Somali Rivers   
Mogadishu (Xamar) Caasimada Somalia waxaa dunidu tiraa waxay ka mid tahay
magaalayaasha dunida kuwa ugu qurxoon/the capital of Somalia- Pearl of Africa 1980
- It's said that Mogadishou is one of the most beautiful city in the world
  
Magaalada Baraawe oo magaalo Taariikhiya oo dhexeeysa Xeebta Xamar iyo Kismaayo
Barawe City located between the coast of Mogadishu and Kismayo city
  
Dugsi Quraan/Somali Madrasa   
Hooyo Soomaali oo Xiran Dharka Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaalida   
Waxaa la yiri ninkii wadaniya marka Gumeeysiga lala dirirayo buu dadka ka soo dhexbaa
ragan oo goaansaday ineey caruurtooda iyo waalidkood iyo Naftoodaba ugu huraan dalkooda
si ay cadowga Soomaalida oo xeebta ku qubaya Sunta Niyuklaarka sida tii Hiroshima
oo Soomaalidoo dhan layn karta inkastoo Gumeeysiga dunida ugu sheekeeyo iney yihiin Teraristi
/These are Somali Heroes protecting the Somalia coast from ships dumping Nuclear wastes
in the unpoliced Somalia territorial coast, given the absence of government in Somalia, though
undrestandbly they are called Pirates and terrorists by nations that have interest in Somalia
  
Dhibka Dawlad La'aan Darteed Soomaalidu kala Kulantay Baabuurta Safarka
                                               Improvised Trip due to the long Hiatus of Government   

Lacagta Shilinka Soomaalida oo gaari gacan lagu sido, Sicir-barar awgeed
the Somali shilling Bank note suffered a inflation as is carried on a handy cart
  

Mudhaharaad lagu didayo Lacagta Shilinka Soomaalida Sicir-barar awgeed/
Riots against the Somali shilling Bank note suffering under inflation
  
Xeeb qurux badan oo cidlaa oo aan wax ilaashanaya aynan jirin- waxaa laga yaabaa taas
iney tahay sababaha mustacmarku Soomaaliya u hungur yeestay iney tahay /A beautiful
unguarded Somali Beach might be the reason America paid Ethiopia to occupy Somalia
  
Geel Xili Jiilaal jooga/Somali Camel in a Dry Season   
Xamar 1930-Aad u fiiri Baabuurka Qadiimka ee jidka lagu baarki gareeysan/ Mogadishu
in 1930-watch closely the historical(first car made ) car barked on the street side
  
Muqdishu 1967- oo Talyaani wali wax ka deganyahay 1967
Mogadishu in 1967 and an Italian family resident in the city
  ,
koofurta Muqdishu/Mogadishu South   
Eriboorka Caalamiga Adan Cadde ee Muqdishu /Adan Adde Mogadishu Int'l Airport   
Dameero daaqaya meel cidla ah /Wild Somali Donkeys   
Nin Rati dhaan ku raraya/Loading water tanks on a Camel, the traditional water tank   
Soomaali Dagaal oogayaashu Barkiciyeen/Somalis displaced by irrisponsible warlords
  
Wiilal fuustada biyo ku wada xaafadaha Xamar
Two young boys carrying water in Mogadishu village
  
Bartamha Muqdishu(Xamar)/Italian built Arc of Mogadishu-City Center   
  
Wabi qurux badan/Beutiful Somali River
  
Booqo/Visit :

.Albuumka Kowaad/ Album 1

.Albuumka Sadexaad/ Album 3

.Albuumka Labaad/ Album 4

.Albuumka Labaad/ Album 5

Qaranka online
News & Information about Somalia

Sawirada oo dhan waa Soomaali Soomaalida oo dhan baa leh/ All pictures are Somali pictures
 
                       © 2006 QARANKA.COM | Design by Ali E H Naleeye