Kusoo dhowow Albumka Soomaalida Bogga 1aad Taariikhda Dheer ee Caasimada Somalia Muqdisho/Xamar

    
Soomaaliyeey Tosoo isku Tiirsanaada Hadba Kiina Taag Darana Taageera Waligiin        Sidii Falasdiin & Kurdiga baa Soomaaliya laydinka Qaatay ee Cadowga iska Caabiya
  

  


Mogadishu (Xamar) Caasimada Somalia waxaa dunidu tiraa waxay ka mid tahay
magaalayaasha dunida kuwa ugu qurxoon/the capital of Somalia- Pearl of Africa - It's said that historical Mogadishu is one of the most beautiful cities in the world
  
 Bosteejada Taksida Xamar/Mugdishu
Tax Station at the center of Mugdishu
  

  
 Indian Mansoon swept beach Front Palm Tree lined Caffee Nazionale Mogadishu
  

Breathtaking Historical Mogadishu (Xamar) Indian Ocean famous Golden Beach
  
 Bartamaha Muqdishu / Mogadishu city center
  

  
  
  

  
 The Recently Somalis hijacked Saudi oil tanker with 100 million dollar oil
  

  
 Beach Front Paradise Palm Tree lined Caffee Nazionale Mogadishu
  

  

Magaalada Muqdishu (Xamar) 1980
  
 Mogadishu Sekondo Lido Golden Beach
  
Magaalada Muqdishu(Xamar sida Reer Banadirigu ku magacaabaan) waxay ku
dismatay dadka Soomaalida ee Gobolka miyigiisa daganaa iyo Doomaha mara
Badweynta Hindiya ee Xeebteeda Soomaaliya oo xiriir wanaagsan oo ganacsi ku
dhexmaray- sababtoo ah Xeebta Xamar oo Bad degan iyo Hawo caafimaad fiican
leh Xamar waxay ku taalaa Bartamha Dunidam. Marka Doomaha iyo Maraakiibta
dunida ka beecmushtarta waxay Xamar heli jireen Raashin safar iyo Nasiino
- abaarihii Qarnigii 13aad Carabkii Ibn Batuta maruu safar ku tagay Xamar wuxuu yiri
"waa magaalo aad u nimceysan "wax kasta oo magaalado doonto meelaan aad u sii
fogeeyn baa looga keenaa" -the capital of Somalia- Pearl of Africa/ The Arab
Traveller Ibn Batuta who passed the city during his Africa trip around the 13th
Century said he was surprised that the city was " the Big Easy, ... self-sufficient"
  

Magaca Banaadir wuxuu ka yimid lugada -Farsiga-Pershiya macnihiisuna waa Furdo
Ilaa Qarnigii 1400 Magaada Muqdisho Dad Pershiyaan oo waagaas Xamar dagay
ayaa ka sameeyay magaalada Warshado dharka dunidaa ugu Casrisan lagu sameeyo
sida maanta Paariis iyo Miilaan oo dadka Hindiya iyo China baa magaalada dharka
casriga u imaa jiray iney ka iibsadaan-aad u fiiri haweenka Soomaalida dhulka
ayeey fadhiyaan-raguna waa taagan yahay sida Warshadaha dunida ee maanta
badanaa Haweenku ay fadhiyaan Raguna istaag ama shaqada adag ama istaaga
loo dhiibo taasoo ku tusinaysa in Soomaalidu horumarka dunida qayb ka qaadatay
-Pershian settler in Muqadish in 18th Century made the city the World's Fashion
Center where traders from India and China used to buy fashion dress made in the
city, traders from India and China used to buy the city World Fashion Dress- watch
closely the Somali ladies are knitting while sitting and the men are standing as
the most of todays factories allow women employees to do less strenous factory
                                          jobs that show the Somalia contribution to the int'l labor standards

Muqdishu (Xamar) 1900- Aad u fiiri bartamaha jidka ninka Booliska oo Taraafikada Mogadishu Kontroolaya/ Mogadishu in 1920-30 look close the Traffic Police man
  

Guri aan Geed Hindi Mogadishu ku oolin wuu yaryahay-Geedkaan cuduro badan
buu daawo u yahay waana la harsadaa, Dhibaatada Xamar ka jirta waa lagu
hilmaamaa marki la hoos fariisto-This Hindi Somali Tree is found in every
house in Mogadisho, besides being used for shade, it's said the tree cures
                                                many ills including stress bsp 

Mogadishu (Xamar) Qarnigii 1800 Markii Talyaanigu qabsaday Muqdisho isbadal
weyn baa ku dhacay: Talyaanigu magaalada wuxuu usii dhisay si Yuribiyaan ah,
weyn baa ku Jidad Baabuurta oo xiligaas dunida ku cusbeed marto buu ka dhex
dhisaysi aynan Dadkiisa Afrikada Bari jooga marna u tabin nolashay ku
                                                      haysteen dhulkoodi Yurub ee Talyaaniga
  
Barlamaankii Dawlad Soomaali Doorato tii ugu dambeeysaya oo Xildhibaanadi
oo ka doodaya sidii Sharciga loo dhowri lahaa baa askarigii Siyaad Bare dabaa-
baadki 1969 dalka cadowga ka ilaali lahaa ku heeraaray oo Xabis wada dhigay
xildhibaanadi/ The last Democratically Elected Somali Parliament before the
Gen. Siad Barre in Coup in 1969 imprisoned the Somali Parliament in Session
  
Mogadishu (Xamar) Caasimada Somalia oo Qarnigii ina dhaafay horaantiisi ku
dhexsocdaan baabuurtii dunida lagu sameeyay kuwii ugu horeeyay ee uu keenay
Talyaaniga oo Somalia xukumay -magaalduna u eg magaalada dunida waqtigaas
ugu Casrisanaa, nasiib daro magaaladu kama soo Kabsan "Koomadii" suuxdin
ay Xamar gashay marka Askarigii Siyaad Bare Dalka Qori Caaradiis ku Qabsaday/
In the early part of last century Mogadishu was a modern Metropoltean city-
world's first cars brought by the Italian Colony as you see in this picture filled
City's Indian Ocean Boulevads,unfortunately the city never recovered the Coma
it suffered when Military Dictator Barre (Afweeyne) launched a coup d'eta in
                                              1969 the city and ruled iron clad until 1991
  

Mogadishu (Xamar) Dukaamada Xamarweyne ku yaal Qarnigii 1900 oo Soomaalida
Miyi iyo Magaalo kasta dagan iyo xataa Dalalka Kenya iyo Tanzaaniya dadkooda
dhaqaale leh Dukaamadas Pershiyaanka iyo Soomaalida bay Alaabaha ay u
baahan yihiin ka iibsadaan ugu imaan jireen wayne ka laaba jireen-sawirkan waxaad
ku arkaysa dadki oo alaabihi sita/ this once bustling Hamarweyne shopping Center
in Mugadisho was in 1900 the largest shopping center in East Africa, given
Mugadisho's regional International Port hub seen from the picture above. People
                                        as far as Tanzania used to come for shopping as seen from this photo
  

Guryaha ay dadka dukaamada leh daganaan jireen oo aan ka dhereen Dukaamda
                                           Hamarweyne Merchants' residential area not far from the city's commericial center
  
 Muqdisho-Meesha dukaamada XamarWeyne Afrikada
Bari iyo Soomaalidu ay Alaabaha ka iibsan jireen baa Bartamaha Xamar waxaa
ku yaalay Baananka dunida aad looga citiraafi jiray sida:Bangiga Bur Saed, Bank
Komershada ee Soomaaliya, iyo Bankiga Talyaaniga- Usbuuc walba marka Nimanka
Maraakiibta dunida ka beecmushtara Xamar yimaadaan Shangaani bay ku cariri
jireen si ay Lacagahooda ajnabi Soomaaliugu badashaan, meesha qaarka kalana
ay wixii lacaga oo beecmushtar ahaan ku heleen ay Bangiyada xamar u dhigtaan
oodalalkooda loogu diro ilaa Badweeynta lacag badan layskuma Aaminee The Road
towards Shangani Mugadisho, the former Banking center of Somalia,where major
world Banks such bank of Italy, Bank of Bur Said were located to serve the int'l
                                         commercial ships docking Mogadisho's regiona hub Port every week.
  

  
 kafee Nationale Mogadishu
  

Askartii Ingiriiska ee markeey ka guuleeysteen Talyaaniga Dagaalkii Labaad ee
Aduunka W.W. II Muqdishu Qabsaday 1944-Hase yeeshee markii Talyaaniga
Germalka ka wareegay oo uu isbahaysi la sameeystay Ingiriiska iyo Mareeykanka
ayaa 10 sano Somalia xukun yiraahdeen/ British troops briefly occupied Mugadisho
|